Войти
  • 37Просмотров
  • 4 дня назадОпубликованоAli Kayse

MS Word: Sida Page break & Column Breaks loo Sameeyo & ee laysaga dhiliido.

Casharkan maanta waxaad ku baranaysaa sida loo isticmaalo Page Breaks iyo Column Breaks ee Microsoft Word. Labadan farsamo waxay kaa caawinayaan inaad si xirfad leh u kala qaybiso qoraalkaaga — bogag gaar ah, iyo naqshad qurux badan oo maamulka ku fiican. Waxaad ogaan doontaa: Maxay yihiin Page Breaks iyo Column Breaks? Goorta la isticmaalo mid kasta? Sidee loogu sameeyaa Word-ka si degdeg ah? #MicrosoftWord #PageBreak #ColumnBreak #WordSomali #BarashadaComputerka #SomaliTutorial #AliKayse